R/wasaaraha Soomaaliya & Wafdi uu hogaaminayo oo lagu bahdilay Jomo Kenyatta

xalwesteWafdi uu hogaamiyahay Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo isugu jiray xildhibaano wasiiro ayaa muddo saacado ah maanta lagu xayiray garoonka dayuuradaha Jommo Kenyatta ee magaalada Nairobi.

Inkastoo Ra’isul wasaaraha iyo xubno wasiira ah markii dambe loo ogolaaday inay safarkooda sii wataan ayaa waxaa weli garoonka ku xayiran inta badan wafdiga.

Halkaan ka dhagayso Xildhibaan Cabdullahi Jaamac oo ka mid ah dadka weli ku xayiran garoonka Jummo Kenyatta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here