Rooneey “Dadaadlkeenoo dhan waxaan isugu geyn doonaa sidii aan Ukrine kaga adkaan laheen”

Rooneey oo kamaqnaay xulkisia England kulamadii ugu horeeyay ee Tartanka Euro 2012 kadib markii ay xiriirka Euro ganaax dul dhigeen ayaa cawada markale dib ugu soo laabanaya isagoo kamdi noqonaya ciyaartoyda cawada usafaneeysa England ciyaarta ay laciyaari doonaan xulka Ukrine,

Wiilka lagu naaneeso DahabigaEnglandwaxa uu sheegay mar uu saxaafada lahadlayay in ciyaartoydaEnglandayaa ku dadaali doonaan sidii ay kaga guuleeysan lahaayeen xulka Ukrine.

“waxaan haysanaa ciyaartooy wanaagsan oo tayo leh maxaa noo diidayay inaan qaadno koobka EURO 2012” sidaa waxaa yiri rooneey

Rooneey ayaa qiray in qatarta ugu wee neeEnglandsoo waajihi karta ay tahay ciyaaryahan shecshenko

Saami Addow