Ronaldo oo ku faraxsan in uu ka mid noqdo ciyaartoyda kooxda qaranka Portugal

Xidigga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in lagu daro kooxda qaranka dalkiisa ee Portugal, kaddib markii laga mamnuucay ciyaar ka tirsan is-reebreebka koobka adduunka oo ay maanta la lee yihiin kooxda Azerbaijan.

Ronaldo ayaa ciyaartan ka maqnaan doona.

Wuxuu sheegay in kaar Jaalo ah uu qabo, taasna aysan saamixi doonin in uu u ciyaaro kooxda Portugal, laakin wuxuu yiri waxaa ii muhiim ah in la socdo kooxda.

Ronaldo ayaa la aaminsan yahay in uu yahay xidig muhiim ah marka loo eego kooxda Portugal in kastoo Group-ka ay ku jiraan iyaga ay hoggaanka u hayaan.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here