Ronaldo oo doorweyn ku lahaa guul-darada Schalke

 

Ronaldo oo doorweyn ku lahaa guuldarada markale Schalke
Ronaldo oo doorweyn ku lahaa guuldarada markale Schalke

Real Madrid ayaa markale caawa ka adkaatay kooxda Jermalka ee Schalke, markii cayaar ka dhacday garoonka Santiago Bernabéu ay ku dhammaatay 3 iyo 1, natiikadan waxa ay ka dhigan tahay in kooxda los Blancos ay dhalisay labadii lug sagaal gool.

Kooxda ka cayaarta horyaalka Bundesliga ayaa labadaas kulan ka dhalisay iyana labo gool.

Goolasha xaley waxaa u dhaliyay Real labo ka mid ah Cristiano Ronaldo, waxaana ay ka dhiggantahay in kooxdiisa ay u soo gudubtay wareega seddaxaad ee horyaalka Yurub quarter-finals of the Champions League.

Cayaaryahanka reer Portugal ayaa si weyn uga dhex muuqday cayaarta waana tan keenytay in uu dhaliyo labo ggool.

superstar shouldn’t have been playing in the first place.

Si kastaba, guushan waxaa soo dhaweeyay tababbarre Carlo Ancelotti isagoona amaanay cayaartoydiisa sidda ay xaley u cayaareen.

Wuxuu sheegay in hadda ay isku diyaarinayaan kulanka toddobaadka soo socda dhex maraya kooxdiisa iyo kooxda Barcelona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here