Roma 3-2 Udinese iyo Totti oo dib u soo laabtay

Totti oo goolal u dhaliyay Roma
Totti oo goolal u dhaliyay Roma

Roma ayaa guul gaartay kaddib markii Isniintii ay ka adkaatay Udinese, cayaaryahan Francesco Totti ayaa dib u soo celiyay Akshankii lagu yaqiin.

Giallorossi guushaas macno weyn ayeey fadhidaa.

Labada koox cayaartooda waxa ay ku dhammaatay 3 iyo 2.

Roma goolasha waxaa u kala dhaliyay Francesco Totti, Giampiero Pinzi iyo Mattia Destro, halka Udinese oo heshay labo ay u kala dhaliyeen Dušan Basta iyo Vasilis Torosidis.

Captain Totti ayaa dib u soo laabtay kaddib markii muddo bil uu dhaawacnaa, waxaana u muuqdaa cayaaryahan laf dhabar u ah kooxdiisa.

Roma ayaa ku jirta kaalinta labaad ee kala horeynta horyaalka Talyaaniga waxaana ay lee dahay 61-dhibcood.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here