Riyadii uu ku taamnayay Giggs oo billaabatay

Macallinka KMG ah ee Ryan Giggs
Macallinka KMG ah ee Mun Unt Ryan Giggs

Kooxda Manchester United ayaa 4 iyo 0 ku xaaaqday Norwich City, cayaar ka tirsan horyaalka Ingiriiska.

Juan Mata iyo Wayne Rooneayaa gacanta u galiyay riyada uu ku taamayay Ryan Giggs.

Waa guushii ugu horreysay oo ee macallinka reer Welsh uu soo hoyo tan iyo markii David Moyes laga ceyriyay kooxda bartamihii toddobaadkii horre.

Manchester United micno badan uma sameeneyso guusha kooxdan

Macallinkii horre Sir Alex Ferguson ayaa taageeray shaqada loo dhiivay Giggs, wuxuuna u rajeeyay mustaqbal fiican iyo guul.

Cayaaraha kale ee dhacay Sabtidii

FT     Southampton     2 – 0     Everton

FT     Fulham     2 – 2     Hull City

FT     Stoke City     0 – 1     Tottenham Hotspur

FT     Swansea City     4 – 1     Aston Villa

FT     West Bromwich Albion     1 – 0     West Ham United

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here