Ribery & Ronaldo waa ay u qalmaan Ballon d’Or -Xavi

Ribery & Ronaldo waa ay u qalmaan Ballon d'Or -Xavi
Ribery & Ronaldo waa ay u qalmaan Ballon d’Or -Xavi

Xidigga Barcelona, Xavi ayaa qoray weeraryahanka Real Madrid, Cristiano Ronaldo iyo qadka garabka uga cayaara Bayern Munich Franck Ribery in ay u qalmaan abaalmarinta bBallon d’Or.

Weerar yahanka Blaugrana Lionel Messi ayaa sannadihii ugu dambeeyay ku guuleesatay iyadoo 26-jirkan uu weli yahay xidigga ugu wanaasan caalamka.

“Ribery iyo Cristiano waa ay u qalmaan abaalmarinta Ballon d’Or, balse waxaan shaki ku jirin in cayaaryahanka ugu wanaagsan xilligan yahay Messi. xaalad uma coddeeyn dooni,” ayuu u sheegay wariyaasha.

Barca ayaa ku garaacday 7-0 Bayern labadii lug ee tartanka horiyaalka Yurub Simifibaalkiisa, Xavi ayaa markale u kulul in ay isarkaan Bavarians.

“Waxaan rajeenayaa haddii aan cayaarno cayaar la mid ah tii sannadkii horre in aan guul ka gaarno kooxda Barca.” ayuu yiri.

Si kastaba, abaalmarinta cayaaryahanka ku guuleesta Ballon d’Or ayaa lagu dhawaaqi doonaa bisha Janaayo ee sannadka dambe 2014-ka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here