Reer Marqaan maxay ka dhaheen Khilaafka Xasan iyo Saacid (Sawir gacmeed)?

Farshaxaniistaha caanka ah ee Amiin Caamiir ayaa sawir qosol badan ka sameyay, sida ay u arkaan khilaafka madaxweynaha iyo raysal wasaaraha, asxaabta qaadka uu la haray ee reer Marqaan.

Hadddaba sawirka uu ka sameeyay sheekadaas Amiin Caamiir waakan ee halkan hoose ka daaw,soona qor aragtidaada.

 

1455033_699274900083365_384181839_n

 

1 COMMENT

  1. kkkkkkk u kaadiye sidaad moodeen maahane,? Anigu 3,diina (3) fakir oo ka duwan ayaan qabaa jaadkuna waa igu xun yahay cagaar’le ama bash’le iga yahay,
    1/oday saacid Nabsigu’u naga galay kusoo kadiyey kkkkk hadaan nahay ehlu marqaan waayo balantu waxay ahayd inuu raqiisiyo jaadka qaybti 10.kun sh,som. Ka dhigo,ma yeelin.
    2/asago soomanaa hal sano hadana la yiri haku afuriin hantida New deal,markay timaado kkkk xaq miyaa
    3/wuxu qarsan waayey arintii jubo’land lagu jilaafeey tol la’aan amaal kenya la’aan. Ethiopio. oo aan amaal oga ahayn faragaliinteed kkkk jaadku hadu igaaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here