Real oo Bale u iibineysa Kylian Mbappe dartiis

Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane, ayaa dadaal walbo ku bixinaya sidii uu BERNABEU sanadkaan u keeni lahaa xidiga ay isku wadanka yihiin ee Mbappe.

Wargeyska Don Balon ee Spain kazoo baxa, ayaa daabacay in Zidane uu diyaar u yahay in la iibiyo Bale kaasoo United ay u waalaneyso badalkiisana la keeno Mbappe.

Jose Mourinho iyo maamulka United ayaa dhiibi doona lacag walbo oo ay Bale ku heli karaan, kaasoo u muuqda mid aan laga dooneen Bernabeu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here