Real Madrid oo noqotay Boqorada Yurub (Daawo sawiradii ugu xiisaha badnaa)

article-3614372-34BC951500000578-844_964x386Kooxda Real Madrid ayaa markii 11aad ku guulaystay horyaalka Yurub, ka dib markii ay ka badisay kooxda Atletico Madrid oo ay ku kulmeen ciyaartii kama dambaysta ahayd oo ka dhacday magaalada Milan ee Talyaaniga.

Labada kooxood ayaa ku kala baxay Gool-ku-laadka tooska ah amma Rigoorayaasha, iyada oo natiijadu ay noqotay(3 iyo 5) sidaasi oo ay guushu ku raacday Real Madrid.

Labada kooxood ayay dhex martay ciyaar adag oo ay isku mari waayeen qaybihii hore ee ciyaarta oo ku dhamaaday bar bar dhac ha iyo hal ah, taasi oo keentay in wakhti dheeraad ah lagu daro.

34B9EBD600000578-3614372-Real_Madrid_defender_Sergio_Ramos_celebrates_giving_his_side_the-m-125_1464465051136 34BAF13900000578-3614372-image-a-173_1464471606575 34BAFC1600000578-3614372-image-a-200_1464472640996 34BB142F00000578-3614372-image-a-224_1464473125834 34BC10B000000578-3614372-image-a-236_1464473973612

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here