Real Madrid oo ka guuleystay Bayern

Real Madrid oo ka guuleystay Bayern
Real Madrid oo ka guuleystay Bayern

Waxaa goordhow soo dhammaatay cayaar ka tirsan horyaalka Yurub ee Champions League .

Cayaarta oo ka dhacday garoonka Santiago Bernabéu ee magaalada Madrid, waxa ay dhex mareysay kooxaha Real Madrid iyo Bayer.

Karim Benzema ayaa dhaliyay goolka guusha markii daqiiqadii 19-aad uu kubadda karoos ah ka helay Fabio Coentra.

Cayaarta xilliga loogu talagalay waxa ay ku dhammaatay 1 iyo oo ay ku adkaatay Real Madrid.

Macallin Pep Guardiola iyo kooxdiisa guuldarro weyn ayaa ka soo gaartay dalka Spain.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here