Real Madrid iyo Man City oo baadigoob ugu jirra Cavani

Sida uu qoray wargeyska El Observador ayaa lagu sheegay in weerrar yahanka Napoli, Edinson Cavani uu xaqiijiyay in uu ka dhaqaajin doonno xaggaagan kooxda Talyaaniga.

Xidiggan reer Uruguay ayaa waxaa baadigoob ugu jirra kooxaha Manchester City iyo Real Madrid have been linked with the Uruguay international.

“Dhab ahaantii waan jeclahaya taageerayaasha iyo kooxda Napoli, laakin kubadda cagta ganacsi,” Cavani ayaa u sheegay El Observador.

“Laakin waa in aad ogaadaa in wax kasta ay dhici karaan mustaqbalka, laakin wax kasta waxay ku xiran tahayy sida ay wax noqdaan.”

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here