Real Madrid iyo Bayern Munich oo €30M ku raadinaya Vidal

Kooxaha Spain iyo Gemalka, Real Madrid iyo Bayern Munich, ayaa madaxa isugu jirra, iyagoonka isku heesta ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Juventus, Arturo Vidal.

Juve waxa soo bandhigtay in uu fasax yahay xidigga reer Chile, waxaana warbaahinta Span ay lee yihiin kooxaha Bayern iyo Real ayaa ku dagaalamaya la soo wareegitaanka xidiggan.

Wakiilka Vidal, Fernando Felicevich, ayaa hadda ku sugan garoonka Turin, waxaana uu kala hadlaaya mustaqbalka ciyaaryahankan qadka dhexe.

Sidoo kale. Felicevich waa wakiilka xidigga Barcelona, Alexis Sanchez, kaasoo ay baadigoob ugu jirto kooxda Juve.

Juve ayaa filaysa in xidiggan ay ku hesho lacag gaaraysa ilaa €30 million haddii uu ka taga Vidal.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here