Real Madir & Bayern Munich oo caawa markale ballasan

Real Madrid iyo Bayern Munich oo caawa lugta labaad ku ballansan
Real Madrid iyo Bayern Munich oo caawa lugta labaad ku ballansan

Lugtii labaad cayaarta Semifiinaalka horyaalka Yurub ayaa caawa ay cayaari doonaan kooxaha Jermalka iyo Spain.

Lugtii horre, Real Madrid ayaa hal iyo eber uga soo adkaatay kooxda difaacaneysa horyaalka Yurub.

Kulan waa mid aad u culus, mana la saadallin karo wuxuu ku dhammaan doono.

Labada koox ayaa si weyn isku diyaariyay, waxaana mid kasta ay filaneysaa guul.

Bayern Munich waxa ay ku soo bixi kartaa in ay dhaliyo ugu yaraan labo gool, Real waxaa ku filan in ay barbardhac la gasho Bevarian-ka.

Natiijada cayaartan kala soco Bogga Midnimo.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here