War Deg-deg ah:Raysal wasaarihii hore Israel oo geeriyooday

 

Ariel Sharon oo geeriyooday
Ariel Sharon oo geeriyooday

Idaacadda Israel ayaa galabta sheegtay in uu geeriyooday ra’iisal wasaarihii hore ee Israel Ariel Sharon ayaa ku geeriyooday da’da 85-jirka, wuxuuna muddo 8-sanno ku jiray Koomo kaddib markii xanuun dhinaca maskaxda uu ku furmay.

Mr Sharon ayaa muddo dheer siyaasadda iyo ciidamada ku soo dhex jiray, wuxuuna kaalin ku lahaa dagaalladii Israel ay madax banaani ku raadineysa sannadkii 1948.

Mr Sharon ayaa ra’iisal wasaare noqday sannadkii 2001-dii, wuxuuna tan iyo sannadki 2006-dii hayay xanuun xagga maskaxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here