Raul: Waa sannadkii ugu wanaagsanaa Real Madrid

 

Raul: Waa sannadkii ugu wanaagsanaa Real Madrid
Raul: Waa sannadkii ugu wanaagsanaa Real Madrid

Raul ayaa aaminsan xilligan oo uu macalin u yahay Carlo Ancelotti kooxda Real Madrid ay tahay sannadkii ugu wanaagsanaa ee soo maray kooxda.

Xiddigii horre ee Blancos ayaa sheegay hoggaamiyaasha horiyaalka Liga leaders in ay u soo safrayaan Germany maalinta Arbacada si ay ula cayaaraan kooxda uu ka tirsan yahay ee Schalke.

36-jirkan weerarka ka cayaara ayaa 16-sanno ku soo qaatay garoonka Santiago Bernabeu.

“Waan jeclahay labada koox ,Waqti fiican ayaa ku soo qaatay kooxda Real, mana hilmaami doono” Raul ayaa sidaas u sheegay bogga Goal.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here