Somali NewsSomali Government Ra’isulwasaare Gaas oo ka jawaabay warki madaxweynaha By - August 16, 2012 Dikareeto kasoo baxday xafiiska Ra’isulwasaaraha ayaa looga jawaabay hadalki maanta uu madaxweynaha ku sheegay in Golaha Wasiirada go,aankoodu uusan saameyn laheyn. Wareegtada Ra’isulwasaaraha ayaa u dhigneyd sida: –