Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo diiday qodobo kamid ah heshiiskii madasha

Shirka Madasha wadatashiga
Shirka Madasha wadatashiga

Raiisal Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka biyo diiday qodobka ka hadlaya saami qaybsiga kuraasta Aqalka sare ee khuseeya Xubnaha Somaliland.

Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay inay arrintaasi ahayn mid ay ku qanci karaan, wuxuuna madasha hoggaamiyayaasha ugu baaqay inay dib u eegaan qodobkaas.

Halkan ka dhagayso wareysi uu siiyay VOA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here