R. Wasaare C/wali Maxamed Cali “Gaas” oo VOA la siiyaay wareysi dhinacyo badan tabanaya

Ra’iisal wasaaraha dowladda Soomaaliya Prof. C/wali Maxamed Cali “Gaas” oo ku sugan magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Ras’iisal wasaaraha ayaa ka hadlay dagaaladii u dambeeyay ee u dhexeeyay dowladda ku meel gaarka ah iyo kooxda al-Shabaab, iyo sida uu ugu faraxsan yahay la wareegista dowladda ee Degmada Afgooye iyo degaanka Ceelasha biyaha.

Dhageyso Wareysiga R. Wasaara oo wax badan ka hadlaayo

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2012/05/rwasaraha.mp3″]

Waxaa wareysi lala yeeshay madaxda dowlada iyo odayaal dhaqameedyo maanta ka duulaya garoonka diyaarada una socdaalay wadanka Turkiga, kaas oo ay uga hadleen dareenkooda iyo sida ay u arkaan howlaha loo xilsaaray ee ku aaan dib u heshiinta.

Dhageyso qaabka ay waxbixinta u bixiyeen Madaxda dowladaa iyo odoyaash.
[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2012/05/odaydhaqameed.mp3″]

Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com