Qoysaska Shiinaha oo galaya xilli cusub kaddib markii uu soo dhammaaday nidaamkii halka carruur

06.chinaturn.GT

Wargeyska The Independent ee ka soo baxa dalka Britain ayaa maanta oo Axad ah daabacay sheeko dheer oo uu kaga hadlaayo siyaasadii xisbiga Communist Party kuwaasoo muddo dheer soo xukumayay dalkaas,kuna qasbay qoosas badan in ay wax ka badan hal carruur ah dhalin.

Haddaba qiyaastii 1–Milyan oo dumar ah ayaa hadda heleya ilmo kale, maadama nidaamkii muddada dheer hayay dalkaas uu xilligiisa dhammaaday.

Qaar badab oo dumarkaas ayaa isugu soo baxay caasimada Beijing, waxaana ay sheegeen in ilmihii labaad ay heli doonaan.

Madaxweynaha cusub ee dalka China , Xi Jinping, ayaa sheegay in dhaqankii hore wax badan laga bedali doono.

Si kastaba ha ahaatee siyaasadda  halka cunug ayaa billowday sannadkii 1979-ka. Shiinaha ayaa hada gaaraya horrumar 10 10 per

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here