Qoys dhan oo qaba xanuunka dhimirka oo aanay cidna caawin

Waxaa laga dayrinayaa xaaladda nololeed ee qoys Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Gaarisa oo dhammaan ay carruurtooda la nool yihiin xanuunka dhimirka, oo misana aanay jirin cid u shaqeyso amaba taageero u fudisa.

Warbixintan oo qeyb ka ah taxanaha BBCda ee todobaadkan aannu sida gaarka ah diiradda ugu saaraynay xanuunka dhimirka,

Halkan ka dhagayso:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here