Qoraa Sare C/casiis Cali Ibrahim “Xildhiban” oo madaxweynaha gudonsiiyaay Boog

Xildhiban Publications;- 06 May, 2013. New book Maamulladii & madaxdii soo martay Soomaaliya. “Somalia’s past and present’ Administrations and Leaders”.

Qoraa Sare C/casiis Cali Ibrahim “Xildhiban” oo maanta guddoonsiiyay madaxweynaha Soomaaliya, Dr. Xassan Sheikh Max’ud buugga cusub ee “Maamulladii & madaxdii soo martay Soomaaliya”. “SOMALI’S Past and Present administrations. Published 12 April, 2013.

Qoraaga aya wuxuu qoray buggaag badan oo ka hadlaya taariikha Soomaliya.

http://www.xildhibanpublications.com/

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here