Qarjab oo sheegay in la maxkamadeynayo Cabdisamad Gallan+Cod

Cabdi Samada Gallan, Gudomiyihii hore ee Bari
Cabdi Samada Gallan, Gudomiyihii hore ee Bari

Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab ayaa ku eedeeyey in rabshadihii ka dhacay magaalada Boosaaso shalay uu ka dambeeyey Gudoomiyiihii hore Gobolka Bari Cabdisamad Gallan.

Wareysi uu siiyey VOA-da ayuu Cabdi Xirsi Qarjab ku sheegay in Cabdisamad Gallan ay maxkamad horkeeni doonaan.

Waxaa kale oo uu ka warbixiyey khaasaaraha ka dhashay dibadbaxyadii dhacay, iyo weerarkii gudoomiyaha lagu qaaday.

Halkan ka dhagayso wareysiga Qarjab:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here