Qarax xoogan oo ka dhacay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Muqdisho

War Deg-deg ahWaxaa goordhow magaalada Muqdisho laga maqlay qarax weyn oo ka dhacay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Muqidsho.

Qaraxa oo loo adeegsaday baabuur ayaa ka dhacay goob la dhigo baabuurta oo u dhow garoonka diyaaradaha Muqidsho.

Ilaa hada ma cadda khasaarasha ka dhashay, balse waxaa la arkayaa uuro iyo qiic hawada is qabsaday oo goobta qaraxa ka dhacay laga maqlaayo.

Waxaa goobta gaaray ciidamo boolis ah.

Warar dheeraad ah kala soco Midnimo.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here