Qarax & Rasaas hada ka dhacaysa Beerta Nabadda ee Muqdisho

Beerta nabadaQarax xoogan ayaa goordhow laga maqlay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Beerta Nabada ee ku taal dhabarka dambe ee Hotel SYL, waxaana xigtay rasaas xoogan oo lays weydaarsanayo.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, waxaana xiliga qaraxa dhacayay Beerta ku sugnaa shacab aad u farabadan.

Wixii warar ah kala soco Midnimo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here