Qarax Miino oo kadhacay Kismaayo

Magaalada Kismaayo
Magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qarax miino.

Qaraxa ayaa la sheegay lala beegsaday gaari ay lasocdeen ciidamo ka tirsan maamulka KMG ah ee jubba.

Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay qaraxa in ay ku dhaawacmeen sadex askari oo katirsan Maamulka KMG ah Jubba.

Dhawacyada ayaa la geyeey isbitaalka Kismaayo halkaas oo xaladooda cafimaad lagu daweynayo,waxaana qaraxan uu kusoo adaya xili todobaadyadii ugu dambeyey ammaanka kismaayo uu faraha kabaxay.

Cidamada ammaanka Magaalada Kismaayo ayaa baritaano kawada goobta uu qarax kadhacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here