Waxaa shalay galinkii dambo ka dhacay Degmada Luuq qarax xoogan , kaasoo lala eegtay Haweeney wadatay Gaari Dameer, waxaana ka dhashay khasaarodhimasho iyo dhaawac leh.
Qaraxa ayaa ahaa Bambada nooca dhulka lagu aaso , waxaana lagu dilay Dameerki , halka uu dhaawac ka soo gaaray Haweeeneydi wadatay.
Lama oga arintan cida ka dambeysa , balse waayihii dambo waxaa soo badanayay miinooyinka ay Xarakada Alshabaab ku aasayeen deegaanada ay ka taliyaan , iyagoo ka damacsanan inaysan soo gali ciidamada huwanta ah.
Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.