Qarax ka dhacay Balcad

Qarax ayaa goor dhaweyd ka dhacay dugsi ku yaala degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Qaraxa oo aanan la kala ogeyn inuu ahaa miino dugsiga lagu aasay iyo bam lagu tuuray ayaa ka nixiyey dadka deegaanka.

Wali ma kala cada qasaaraha kasoo gaaray caruurti dhiganeysay dugsiga, waxaana haatan goobta isku gadaamay ciidamada amaanka.

Balcad oo qiyaastii 30-km dhanka waqooyi uga beegan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa gacanta ku haya ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM.

Wixi kusoo kordha dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here