Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Baydhabo//Shacab Ku Le’day

Breaking-News53-300x168Warar goor dhaw naga soo gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in qarax Xoogan uu ka dhacay Magaaladaasi.

Qaraxa ayaan weli laheyn warar faah faahino ah iyadoo xaaladu ay tahay mid aad ukacsan.

Wariyeyaal aan la hadalnay waxay  sheegayaan in aysan ogaan karin khasaaraha ka dhashay qaraxaasi.

Xaflad ka dhaceysay Baar National oo ku dhaw Xawaalada Dahabshiil Xarunteeda Magaalada Baydhabo.

Dad badan ayaa dhintay inkastoo weli aan la ogaan karin dhimashada iyo dhaawaca inta uu la eg yahay.

NAGA FILO WAREYSIYO IYO WARARKII UGU DAMBEEYEY QARAXA KA DHACAY BAYDHABO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here