Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho

Qarax ka dhacay Muqdisho
Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax lagu xiray Gaari kuwa nuuca raaxada ah, ayaa goordhow ka dhacay Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.

Goobjoogayaal ayaa Midnimo.com u xaqiijiyay in qaraxa lagu xiray Gaari uu lahaa mid kamid ah shaqaalaha Doowlada.

Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Midnimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here