Qarax goordhow ka dhacay Liido Sea Food

liido5Qarax is-miidaamin ah, ayaa goordhow ka dhacay maqaayada Liido Sea Food oo ku taal Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa uu fuliyay ruux isku soo xiray walxaha qarxa, halka warar kalena ay sheegayaan inuu ahaa Baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyay.

Wixii faah faahin ah waan idiin soo gudbin doonaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here