Qarax Goor dhoweyd Kadhacay kaniisado ku yaala Magaalada Gaarisa

War hada naga soo gaaray dalka Kenya ayaa sheegaya in bamka gacnaha laga tuuro lagu weeraray laba kaniisad oo ku yaala magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari.

“Waxaa laga cabsi qabaa in dad badan ay ku dhinteen weerarkan Bam gacmeedka ah” sidaa waxaa wakaalada wararka Reuters usheegay Philip Ndolo oo ah madaxa ciidamada Booliska magaalada Garissa.

“Kooxda weerarka sooq aaday waxay Bam Gacmeed kusoo tuureen labada kaniisad ee lagu kala magacaabo AIC iyoAfricanInlandIndipendentChurch” ee magaalada Garissa

Ciidamada Kenyan ah ayaa lageeyay meesha uu qaraxa kadhacay sida ay qortay wakaalada wararka Reuters.

Wixi kusoo kordha ku aqriso wararkeena soo aadan.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
midnimo12@googlemail.com.