Qarax goor dhow kadhacay agagaarka goobta uu kasocdo shirka ansixinta Dastuurka


Waxaa goor dhoweyd qarax aad uxoogan uu kadhacay xarunta Iskul Baluuziya oo ah meel udhow meesha uu kasocdo shirka ansixinta Dastuurka cusub ee
Dhawaqa qaraxa ayaa laga maqlay xaafadaha ku dhow goobta shirka uu ka socdo.

Wararka ayaa sheegaya qaraxyada ay ahaayeen labo ,kaasi oo midkood la sheegay inuu qarxay ma rkii eragada ay soo galayen goobta shirka ansixinta dastuurka uuka socda,

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in mid ka qaraxa ay qarxiyeen ciidamada AMISOM.

Warar aan la hubin ayaa sheegaya in qaraxyada ay ahaayeen kuwo ismiidamin ah.

Ilaa iyo hadda lama hayo qasaaraha ka dhashay qaraxa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here