Qarax caawa ka dhacay Muqdisho

Qarax caawa ka dhacay Muqdisho
Qarax caawa ka dhacay Muqdisho

Dad goobjoogayaal ayaa sheegay in qarax loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay wax yabaah uu ku qarxay degmada Hodan gaar ahaan xaafada Taleex.

Ugu yaraan hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhintay qarax qof kalena waa ku dhaawacmay.

Ciidamada ammaanka gaaray goobta waxaana ay soo bixiyeen meydka iyo dhaawac, iyagoo dambiyay baarbuukii qaraxa lagu soo rakibay oo gabi ahaantiis bas beelay.

Ilaa hadda lama oga bartilmaameedka baabuurka ku qarxay degmada Hodan.

Warar dheeri ah kala soco Bogga Midnimo

1 COMMENT

  1. Haye wixii kenya aad ku heyseen miyaad soomaliya la aadeen.
    Midnimo News Beent ka daaya Dadka ku tiirsan wararkiina.

    yaynan idinka aamin bixin akhristayaashiina. Ka dhaafa wararka Been Abuurka ah ee aan sal iyo raad toona lahayn.

    Mahadsanid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here