Qarax Caawa ka dhacay Kismaayo Faah faahin Hordhac ah

Qarax Mqdisho ka dhacay
WAR DEG DEG AH

War Caawa Fiidkii naga soo gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in Qarax Xoogan laga maqlay Magaaladaasi.

Qaraxa ayaan weli la kala ogaan karin nuuca uu ahaa iyo khasaaraha ka dhashay inta uu gaarsiisan yahay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa Caawa ka dhacay Kismaayo uu ahaa mid ismiidaamin ah oo lala eegtay Goob ay kusugnaayeen Mas’uuliyiinta Maamulka KMG Jubba.

Qaraxa ayaa dadka qaar ay ku sheegeen inay umaleynayaan Ismiidaamin.

Wixii faah faahino ah oo qaraxaasi kasoo kordho dib kala socda insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here