Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Wajeer

garissaWararka naga soo gaaray magaalada Wajeer oo ka tirsan gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, ayaa sheegay in halkaas uu xalay ka dhacay qarax loo adeegsaday bam-gacmeed

Ugu yaraan hal qof oo rayid ahaa ayaa ku dhintay, laba qof oo sida ay lee yihiin dadka goobjoogayaasha ah.

Qaraxa kaddib ayaa la sheegay in la maqlay rasaas ka dhacaysay qoryaha fudud, iyadoo aan la ogayn cidda ka dambeysay weerarka.

Ciidamada ammaanka ee dowladda Kenya oo gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa baaritaanno ka billabay halkaas, iyadoo aanay jirincid loo qabtay weerarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here