Puntland oo ku dhawaaqday xubnaha u sharaxan Aqalka Sare

guddigaQoraal kasoo baxay Madaxweynaha Puntland C/weli Cali Gaas ayaa lagu shaaciyay liiska xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ee Puntland u soo sharxday.

Liiska oo ka kooban 30 musharax, ayaa waxaa ku jira xubno ay ka mid yihiin Ra’iisul wasaaraha waqtigiisa dhamaaday, Cumar C/rashiid, Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Faroole, Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Federaalka Mahad Cawad, Maxamed Saciid Xirsi Moorgan iyo xubno kale.

3 lista-745x1024 lista-745x1024-640x880

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here