PSG oo markale ka adkaatay Leverkusen +Sawirro

Kooxda Germalka Paris Saint-Germain ayaa 2-1 ku garaacday kooxda Jermalka ka dhisan ee Bayer Leverkusen.

Kooxda Leverkusen ayaa ku hormartay goolka waxaana u dhaliyay Sidney Sam daqiiqadii 6-aad qaybtii horre ee cayaarta.

Si kastaba, PSG ayaa la timid labo gool oo degdeg ah,waxaana u kala dhaliyay Marquinhos iyo Ezequiel Lavezzi, kuwaasoo hubaal ka dhigay in les Parisiens ay u soo gudubtay wareegga quarter-finals ee Champions League.

Kooxda PSG ayaa ku biireysa kooxaha Barca, Bayer Munich iyo Atletico Madrid kuwaasoo u soo baxay wareega siddeeda ee horiyaalka kubadda cagta Yurub.

378031_heroa

378019_heroa

378035_heroa

378012_heroa

378019_heroa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here