Prof. Jawaari Oo Booqday Xaruunta Tababarka Ciidamada Dalka Ethiopia+Sawiro

Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawari, iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo oo maalmahaan ku sugnaa madaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, ayaa shalay soo booqday xaruunra tababarka Ciidamada dalka Ethiopia.

Markii uu xaruntaasi tagay waxa uu la kulmay saraakiisha iyo macaliinta ku sugan oo iyagu u sharaxay sida tababarradaasi loo bixiyo waxaana goobta sidoo kale loogu soo bandhigay Gudoomiyaha sida tababarka loo qaato iyo hubka noocyadiisa kala duwan.

Daawo Sawirada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here