Prof Galayr iyo Prof. Samatar maxey ku soo arken Muqdisha

Prof Galayr iyo Prof. Samatar maxey ku soo arken Muqdisha.

Prof. Cali Khaliif  Galayr iyo Prof. Imaciil  Samatar  ayaa waxey warbixin siyeen dadweynaha ku dhaqan Minisoto iyo nawaaxigeeda ee wadanka USA, ayagoo laga weydiiyaya waxyabihii ay ku soo arkeen iyo sida ay ula muuqato xaalada wadanka soomali.

Halkan ka daawo warbixinta oo dhan.

4 COMMENTS

  1. Waryaa Fiqi Shin waa Hawiye. Hawiye waa IRIR Samaale. kumana diri kartid iyo Reer Sheikh Isxaaq oo Dir – IRIR Samaale.
    markaa waa ognahay in aad xaqir jirteen Reer Fiqi Shini hadda ka hor. maanta ayaad anagoo hawiye nugu beer jicleysansaa !!!

  2. (1)- Mr.Ahmed Ismaciil waxaan leenahay,
    Adigu soo noqo runta iyo xaqiiqada. (REALITY). in aad
    tahay wiil Samaroon-Gudabiirsi/ ee DIR/ IRIR SAMAALE.
    ha hadlin sidii nin Mareykan ah. Yaan Daroodku kaa
    faideysanin. Doqon yahow.
    (2)- Mr. Galeyr waan ku naqaan tuug ayaa tahay. Siyaad Barre
    adeerkaa ayaad lacagtii ku dhiibay ka xaday. Maantan been
    ayaad la wareegeysaa. beenta SSC waxaa ku filan oo kaliya
    qeybta SSNM ee laf ka mid ah Habar Jecelo.
    Xasan Sheikh ha nolaado.

  3. wallahi wa zxbi kama og siyaasada waayo hadaldisa kafirsado laakiin waxan leenahay niyahow soomaali maanti waxhey gashey doontey nebeda mar ki hakaleexinin wada fiican mati lagu socodo waayo hadal dadi markan nin kulul baad u egtahay ku hanaagsan labadiyey iska ilow

  4. war odaygi samatar aha …. ayu isaga wareegay markii doorashadii looga soo guuleestay ..adeer siyasad waxba kama garaneesidi baramka ha kugula da o minnesato ..halkaa naga joog jahil bidaar dheer

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here