Pirlo u socda midkood Madrid, Chelsea ama Barca

Ciyaaryahanka reer Talyaani ayaa sheegay in uu ku dhow yahay mid ka mid ah kooxaha qaaradda Yurub in uu u wareegi doono.

Xidigga qadka dhexe ee Juventus Andrea Pirlo ayaa ku biiraya midkood Chelsea, Real Madrid ama Barcelona haddii uusan soo faragalin madaxweynaha kooxda AC Milan Silvio Berlusconi.

33-jirkan ayaa ku soo qaatay 10-sanno kooxda Milan tan iyo 2011, laakin wuxuu durba u waregay kooxda Juventus.

“Waxaan heshiis la gaaray kooxda Chelsea, haddii uusan soo faragalin Berlusconi iyo Milan. waxaa kaloo ku soo dhawahay Capello iyo kooxda Real Madrid, waxaaan ku biiri rabay sannadkii 2006,”.

“Guardiola waxaan ku kulanay Barcelona sannadkii 2011, laakin Berlusconi ayaa go’aan laga rabaa.

Xiddigii horre Milan ayaa sheegay in uu ku qanacsan yahay joogi taanka kooxda Juventus, but stressed his departure from the Rossoneri was born out of a desire to seek a new challenge.

Pirlo ayaa markii labaad oo isku xigga kula guuleestay Juventus horiyaalka Talyaaniga goor horre oo toddobaadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here