Pirlo oo ciyaaraha ka fariisanaya marka lagaaro 2014

Xidigga qadka dhexe ee Talyaaniga Andrea Pirlo ayaa shaaciyay in uu guud ahaan ka fadhiisan doono ciyaaraha caalamiga, marka uu dhammaado tartanka kubadda cagta adduunka 2014-ka.

33-jirkan u ciyaara kooxda Juventus ayaa sheegay in uu booska u baneen doonoo da’yerta soo kaceyso.

Pirlo ayaa kooxda qaranka Talyaaniga markii ugu horreysay u ciyaaray sannadka 2002, wuuxuna sannadkii 2006 kula guuleestay tartanka koobka adduunka ee lagu qabtay  Germany, wuxuuna kula guuleestay kooxda France .

“Waa in aan fursad la siiyaa ciyaartoyda da’da yer, waayo waa in la helaa ciyaartoy cusub oo maskax furan,” sidaas waxaa yiri  Pirlo.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here