Pique: oo sheegay in Bale uu ku fiican yahay Barcelona

Difaaca kooxda Barcelona Gerard Pique ayaa sheegay xidigga kooxda Tottenham Gareth Bale uu ku wanaagsanaa in uu soo caga dhigto garoonka Nou Camp.

Bale Mustaqbalkiisa wali waa mid circa ku shiilan oo lama hubo in laa joogay kooxda Spurs iyo in kale.

“Waxaan fiilayaa in uu yahay xiddig fiican oo aad u wanaagsan,” Pique ayaa u sheegay BBC’s Football Focus.

“Waa ciyaar aan dhihi karo haddii uu yimaado kooxda Katalaaniga

“Haa hadda wuxuu u sameeyay kooxda Tottenham wax waaagsanand . waxaan rabna in aan dhammaan noqono kooxaha ugu wanaagsan adduunka.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here