Pedro oo 10 maalmood ka maqnaanaya Barcelona

Barcelona ayaa bogga ay ku leedahay Internetka ku sheegtay in laacibkooda garabka uga ciyaara, Pedro Rodrigues, uu 1o malmood garamooda ka maqnaan doono, kadib markii uu tarar kagalay lugtiisa bidix, xili uu ku gudo jiray gudashada waajibaadka xulkiisa, gaar ahaan ciyaartoo habeen hore ay layeesheen Xulka France, waxaana uu ahaa dhaliyaha goolka kaliya ee ay Spain kaga adkaatay France.

Baaritaano ay lacibkaan ku sameeyeen dhaqaatiirta Barcelona, ayaa lagu ogaaday in tarar uu kasoo gaaray lugta bidix, waxaana la cadeeyay in 10 maalmood uu kamaqnaanayo garoomada.

Kulamada uu Pedro seegi doono, ayaa waxaa ugu soo horeeya, kulan katirsan horyaalka oo ay Barca wajihi doonto Celta Vigo, iyo lugta koowaad ee Champion league, oo ay layeelan doonaan PSG.

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here