PSG iyo Juventus oo ka kulmay Pogba

Paris Saint-Germain iyo Juventus oo ka kulmay Pogba
Paris Saint-Germain iyo Juventus oo ka kulmay Pogb

Madaxweynaha kooxda Paris Saint-Germain, Nasser Al-Khelaifi iyo dhiggiisa Juventus Andrea Agnelli ayaa ku kulmay Hotel ku yaalla magaalada Paris, waxaana ay ka wadahaleen cayaaryahan Paul Pogba.

Naadiga heesata horiyaalka Fransiiska Ligue 1 ayaa in mudda baadi goobeysay cayaaryahanka reer France.

Al-Khelaifi iyo Agnelli ayaa ka hadley sidda cayaaryahanka loogu wareejin karo waddanka uu u dhashay.

Pogba heshiiska uu kula joogo Juventus wuxuu sii soconayaa ilaa 2016, balse waxaa la lee yahay kooxda heesata Serie A-da waxaaba ay rabyaa 20-jirkan in ay u kordhiso heshiiska.

ants are keen to extend the 20-year-old’s stay at the club beyond the expiry date of his current deal.

Si kastaba,Agnelli ayaa horaantii toddobaadkan sheegay in cayaaryahaanka qadka haddii ay ku helaan lacag culus in ay u fasixi doonaan PSG

The former Manchester United man could be offered wages of up to nearly €9m-a-season with the Paris giants and Pogba could be tempted to push for a transfer if PSG step up their interest come the end of the current season.

Pogba ayaa u saftay Juve 34-kulan wuxuuna u dhaliyay sideed gool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here