OLIVIER GIROUD oo si rasmi ah ugu biiray Arsenal

 

25-jirkan u dhashay wadanka faransiiska ayaa heshiis 5sano ah u saxiixay naadiga Arsenal

Giroud ayaa beri mari doona tijaabo caafimaad kahor intaan lagu dhawaaqin heshiiska ay ku heshiiyeen labada dhinac waaMontpellier iyo arsenal

Arsene wenger ayaa beryahanbo kusugnaay wadamadaPoland iyo ukrine si uu udaawado qaab ciyaareedka xidigaan sidokale waxa uu daawanayay kulankii xalay faransiiska ayspainkaga soo adkaatay 2-0 Giroud ayaa ciyaartan lasoo galiyay 11 daqiiqo ee ugu danbeysay