Ogeysii Eida ee ku socdo Jaaliyada Soomaliyeed ee London UK

 Waxaa lagu war galinayaa  jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London gaar ahaan Koofurta  xaafada Streatham iyo nawaaxigeeda  in loo diyaariyay goob weyn oo ey  Salaada ciida ku wada tukan doonaan  Soomaalida iyo dhamaan muslimiintaba  Salaada kadib waxaa halkaasi lagu diyaarin doonaa Barnaamijyo badan oo ey ugu horeen doonto Caruurta qalab ey ku cayaaraan tartamo kala duwan oo caruurta loo sameen doono  Galabki waxaa jiri doono Tartan xagga Orodka ah haduu rabbi qadaro ka soo qeyb gal wacan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here