Norwey oo Heshiisiineysa Somaliland & Dawlada Federaalka Somaliya

Somaliland-and-Somalia-Flags-1

War ka soo baxay Dowladda Dalka Norway ayaa waxaa lagu sheegay in Norway ay dhax dhaxaadineeyso Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Soomaalilad oo Dhawaan hadalo Kul kulul Warbaahinta isku mariyay.

Dowladda Norway ayaa shegagtay in ay ka qeybqaadaneyso sii socoshada wada hadalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.

Wakiilka gaar ah ee dowladda Norway uqaabilsan dalka Soomaaliya, Mr Jens Mjaugel oo gaaray Magalada Hargeyisa,ee xaruunta Mamulka Somaliland,ayaa waxaa kulamo uu la qaatay Mas’uulinta Maamulka Somaliland.

Waxyabaha uu kala hadlay wakiilka Norway ee Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah in dowladada Norway ay ka qeybqadaneyso sii socoshada wada hadalka ka dhexeyay maamulka Somaliland iyo dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Maamulka Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ku dhawaaqay in Norway ka caawin doonaa dagaalka ka dhanka ah burcad badeeda gobolka Geeska Afrika.

1 COMMENT

  1. Waxaa la yaabanahay nin mar iska dhigo saxiib marna lugooyo iyo hagardaamo kula socdo lagama yaabo in ay surtagal noqoto in ay Somaliland u sheegan in ay soomaliya ka mid yihiin aysan jirin wax go,itaan ah waain marka hore ay siyaasiyiinta ku naaxay lacagta shacabka masakiinta guryaha ka dhistey Dubai iyo meelo kale oo aduunka ah shacabkii iyo dhalinyaradiina ay qaxooti ku yihiin aduunka ragii soomaliyeed waaa rag ku sheeg rag tuug noqdey wadankiisa qiyaaney dowlado shisheeye u joogo soomaliya in ay sooomali sii kala fogeeyan 22 sanno ii sheega hal wanaag ah ay soomali u qabteen soomaliya meel walbo ayaa laga heystaa dhulkii badiii iyo hawada maxaa u harsan caruuteena iyo mustaqbalkooda madax ku sheeg qabiil nolol ka dhigtey siyaasi lacag doon ah wadaad diintii siduuu doono u macnaystey xildhibaan si tuugnimo ah wadankiii u iibsadey soomaliyey maxaa harey oo dhiman danta hargeysa laga lee yahay waa in ceeelka aduunka uGu weyn ee shidaalka in la boobo si dowlada dhexe oo dacwadka gudbisey shirkadiii calooshood u shaqeytayaasha rabey in ay booobaan in dhawaan la maxkamadeyn doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here