Nolosha Cusub ee ay la Kulmaan Soomaalida Qurbaha

Kala duwanaanshaha Dhaqan, Dhaqaale iyo Bulsho ee wadamada caalamka ayaa Soomaali badan oo u soo qaxay wadamada reer Galbeedka ku keentay inay ku jahawareeraan la qabsashada nolosha Cusub ee ay wajaheen iyo sidii ay gudbi lahaayeen duruufaha horyaala, qoysas badan ayaa burbur ku dhacaa, carruur badana waxa ku dhaca dhibaatooyin ay xabsi ku gali karaan, balse isku duubnaanta qoyska iyo barashada afka iyo noloshawadanka ay yimaadeen ayaa la sheega iny tahay dariiqa ugu sahlan e aykaga bixi karaan dhibka

Warbixinta oo dhamaystiran Hoos ka dhegayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here