Nin dad badan ku tooriyeeyay Minnesota

8298af18430e4f46abf0fc20dc32e73fBoliiska gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa toogasho ku dilay nin mindi ku weeraray dad wax ka iibsanayay suuq wayn oo laga tukaamaysto.

Ninkaasi ayaa tooriyeeyay ugu yaraan sagaal ruux kahor inta aan la tooriyaynin.

Ma jirto wax cadaynaya sababtii ku qaaday in uu dadka ku tooriyeeyo magaalada St. Cloud oo boqol kiiloo mitir u jirta magaalada Minneapolis.

Wixii faahfaahin ah ka soo kordha gadaal ayaan ka soo gudbinaynaa, sidoo kalana waxaad kala socon kartaan Iddaacadaheena soo socda.

Xigasho: BBC

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here